Qeexid

"(c.nafl.) Xubin muruq ka samaysan, hoos ka daloosha oo leh qaab toobineed kuna sugan bartamaha saableyda, afkiisuna uu yaraha bidix u janjeero, ahna xubin dhexaadka dhiigga jirka u gudbisa. ld wadno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wadne oo kali ah:
  • Markabka MV Faine ayaa la haystay muddo 4-bilood iyo bar ah, iyadoo kabtankii markabka uu wadne xanuun u dhintay intii ay kooxaha burcadbadeeda ah haysteen, iyadoo shaqaaluhu ay dhowr jeer ka cowdeen cuno xumo iyo caafimaad daro.
  • J-waxaan sii wadney daraasadihii hore ay u sameeyeen UNDP, waxaana dooranay meeshii aan ka bilaabi lahayn,.