Qeexid

"(-ooyin, m.l) Jid yar, dhuuban oo gaaban."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wadiiqo oo kali ah:
  • Marka uu qaato maansoyahanku inuu gabyo, waxa u furan hal wadiiqo oo maanso ah: Gabay.
  • Waayo madaxnimadu waa wadiiqo loo marayo hirgelinta xisbiga ah waa dabiqida barnaamijka xisbiga.