Qeexid

"(-yo, m.dh) Jaal; saaxiib; rafiiq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wadey oo kali ah:
  • Wararka ka imaanaya magaalada Asmara ee wadanka Eritrea ayaa sheegaya in uu dib u dhacey shir ay kooxaha ka soo horjeeda dowlada Federaalka KMG ah iyo joogitanka ciidamada Ethiopia ee dalka Somalia kaas oo lagu wadey in malinta Sabtida ah u furmo.
  • Waxa uu yiri waan sii wadeynaa la dagaalanka ISIS ilaa aan ka jabino."