Qeexid
Wax waxaan Ilaahay mooyee cid kale ilaalinayn ka dhigid.
Qeexid Xigta
Wax dayicid.
[-ceeyay, -caysay]
f.g2Wax waxaan Ilaahay mooyee cid kale ilaalinayn ka dhigid.
Wax dayicid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: W. ah: wax Ilaahay mooyee aan cid kale ilaalinayn.
Qeexid Xigta: Wax la dayacay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax wadeecoobay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg wadeecee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
Qeexid Kale: (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg wadeecow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof baabuurta wadi yaqaan.
Qeexid Xigta: Meel dad badan isugu yimaadaan, ninka dadka gaarsiiya hadalka qofka hadalka jeedinaaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Hilib waslado u jarjarid.
Qeexid Xigta: Wax qaybo u jarjarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-yo, m.dh) Jaal; saaxiib; rafiiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wadaad iska dhigid ama isu ekeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Alaab ceeriin warshad gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld wed1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: (f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn.
Qeexid Xigta: Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn.
Qeexid Kale: (f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]