Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dhul falan oo la maro; jid; dhabbe; marin; hilin; daw."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waddo oo kali ah:
  • Markabka oo shirkad Mareykan ah ay hawshiisa waddo ayaa xilliga la afduubay waxa uu marayay meel 600 oo KM u jirta xeebaha Soomaaliya ee Badweynta India.
  • Nadaafadda, ayaa waxaa jira dad caadaystay in waddooyinka gaar ahaan wadada laamiga ah ay biyaha wasaqda ah iyo qaadka garaabada loo yaqaan ay ku shubaan, waxa uu sheegay in la doonayo in dadkan la ganaaxo.