Qeexid

"Jeclaan siyaasadda madax banaan ee dalka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waddaniyad oo kali ah:
  • Ma dareemi jirtay waddaniyad markii aad yarayd?
  • Waddaniyadda haatanba dadkeenna gabaabsiga ku ah ayaa maqnaanshihiisa u sii naafan doonta.