Qeexid

Waddani ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waddaninnimo oo kali ah:
  • Waxa aynu xaq u leennahay, xorriyaddeena uu dammaanad qaaday Dastuurku iyo waliba waajibaadka waddaninnimo ee inna saaran.
  • Waxa aynu xaq u leennahay, xorriyaddeena uu dammaanad qaaday Dastuurku iyo waliba waajibaadka waddaninnimo ee inna saaran.