Qeexid

"Wax wada socda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wadajir oo kali ah:
  • Sheekh Shariif oo daboolka ka qaaday in kulankan uu ahaa mid isbarasho ah oo dhexmarayay mudanayaasha labada dhinac, isagoo xusay inay si wadajir ah uga shaqeyn doonaan xaalada dalka.
  • Dilka Cusmaan Axmed Cali ayaa markii hore oo ka dhacay xaafadda Buulo Xuubey ee degmada Wadajir isaga oo loola cararay isbitaalka ciidamada AMISOM ee ku yaala garoonka diyaaraddaha Muqdisho.