Qeexid

"(-llo, m.dh) Dood dhex marta laba qof ama ka badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wadahadal oo kali ah:
  • Xasan Daahir sheego inaysan wax wadahadal ah la galayn DF muddo todobaad gudihiis ah, iyadoo ay jiraan dagaalo u dhexeeya ururkiisa iyo ururka Al-shabaab oo ay jaal ku yihiin dagaalka lagula jiro Dowlada.
  • Arintaan ayaa ku soo aadeysa xili Magaalada Afgooye maalmahaan danbe ay ku shirnaayeen Madax ka kala tirsan Urur Diimeedyada Alshabaab iyo Xisbul Islaam kuwaasoo dhexdooda wadahadalo dagaalada xiriira ku lahaa halkaasi.