Qeexid

"(-aamo, m.dh) Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wadaan oo kali ah:
  • Magaalada Muqdisho ayaa maanta dagan iyada oo ciidamada dowlada Ethiopia iyo kuwa Somalia ay baaritaano kawadaan xaafada la yiraahdo Gubta iyo degmada Deynile.
  • "Waxa jira meelo aanay UDUB kuraasba ku lahayn, hadana ay olole ayey ka wadaan"ayey intaa ku dartay marwo Siraad, iyadoo arimaha gobolka Awdal ee axsaabta la xidhiidha si ba’an ugu eedaysay badhasaabka gobolkaa.