Qeexid
Lab xoolaad oo qooqan dheddiggiisa oo deggan la socosho.
Qeexid Xigta
Neef tabar daran aayar u wadid.
[-iyay, -isay]
f.g2Lab xoolaad oo qooqan dheddiggiisa oo deggan la socosho.
Neef tabar daran aayar u wadid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg wadaali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.kh
Qeexid: W. ah: la socoshada neef labi neef dheddig oo orgeysan raaco ama ka hari waayo.
Qeexid Xigta: Xoolo tirsan oo gooni loo wado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Nin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka w.: nafley meel si ba'an uga caajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ddo, m.l) Nin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: La w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la qaybsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.dh) Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax dad badan ka dhexeeya oo aanu qofna gaar u lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dad wax ka dhexeysiin.
Qeexid Xigta: Wax qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta.
Qeexid Xigta: Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan.
Qeexid Kale: Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Badar iwm madaal ku cabbirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld weli1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: wada noolaansho m.dh Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.
qr.fk
Qeexid: Qurub tilmaamaya wax isla samayn.
Qeexid Xigta: Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg wadaag2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xiddo.
Qeexid Xigta: Xirmo furayaal ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Qeexid: (-iyay, isay) Wax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg wadaaji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld wadayaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dad isku xeer ah oo degaan si nabadgelyo ah ugu wada nool. ld wadataal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]