Qeexid

"Wax wareegsan sida garangarta, gadawga iwm meesha kala barta."

Qeexid Kale

Meesha dhudaha caynaanku isaga yimaadaan (heense).

Qeexid Xigta

Meesha waxyaalo badan oo isku xirani isugu yimaadaan ama iska haystaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wadaage oo kali ah:
  • . Kharashka ku baxa burburinta berkedaha iyo qololka iyo weliba mag-dhawga qiimaha ay ku ceen waxaa wada jir u bixinaya dadkii meesha degay iyo dawladda, sababtoo ah waxay wadaageen masuuliyadda dib uga soo noqoshadii goobtii loo cayimay oo ahayd 5 km.
  • Hadaba waxaan jeclaan lahaa inaan talooyin wax ku ool ah la wadaage Madaxweyne Faroole.