Qeexid

"(f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn."

Qeexid Kale

(f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid.

Qeexid Xigta

Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Waxaan ku wadaa in uu maanta cali imaan doono”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wad oo kali ah:
  • Yaadse nooga magacaabi kartaa dadkii aad xilligaa wada joogteen ee xogogaalka u ahaa cilmi baadhistaada?
  • Madaxweyne ku-xigeenka Afqurac oo dib uga soo noqdey Puntland kadib markii wadanka Ethiopia u tagey xaalad caafimaad xumo oo la soo gudboonaatey ayaa ka warbixiyey kulankaas.