Qeexid

"Heerka fahamka nolosha bulshada kor u qaadid, khordin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wacyigelin oo kali ah:
  • Agaasimaha ayaa ku booriyey suxufiinta kasoo Qaybgalay in ay kaalin Balaaran ka geystaan sidii ay bulshada ugu wacyigelin lahaayeen ka hortaga cudurada laga Talalayo Hooyada iyo Caruurta.
  • Xuska Maalinta Cudurka Juudaanka Caalamka maanta waxaa laga xusayaa maalinta cudurka Juudaanka waxaana maanta oo kale looga hadlayaa wacyigelinta iyo sidii loo ciribtiri lahaa xanuunka oo sannad walba dad tobannaan kun ah oo cusub uu ku dhaco.