Qeexid

"Heerka fahamka nolosha bulshada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wacyi oo kali ah:
  • Haddaba dhawaaqaasi aan laga fiirsan ee ka soo yeedhay gudoomiyaha HORMOOD, waa gef iyo meel ka dhac uu ula badheedhay guud ahaan Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL, gaar ahaan bahda Idaacadda Qaranka (Radio Hargeysa).
  • Fahamsiinta dadka reer Somaliland in Ugaadhu ay tahay khayraad dabiici ah oo qaran, iyo ku wacyi-gelinta sida loo daryeelo oo aad xooga loo saaro waxay qayb weyn ka qaadan lahayd dhiiri-gelinta iyo tarminta ugaadha ku nool Somaliland.