Qeexid

"eeg wacan. ld wacnaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wacnaan oo kali ah:
  • Wacnaan lahaydaa isaga oo isku fiirsada inta uu dadka farta ku fiiqayo.
  • Wacnaan lahaydaase iyaga oo ogsoonaada dhibta aanu dareemayno markasta oo ay eray xun iyo af lagaado isku yidhaahdaan, iyo sida aannu is haysashadooda ugu magac iyo maamuus beelnay bulshada dhexdeeda.