Qeexid

ld wacdiyid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wacdin oo kali ah:
  • Run ahaantii, dadka Somaaliyeed waa fahmi la’yihiin sabata ay ugu kor-dagaalamayaan culimadii shalay ka wacdin jirtay masaajiddada, ugu baaqi jirtay Alle ka cabsi, bari jirtay diinta Islaamka.
  • Sheekh Albaani wuxuu booqasho ugu tagay waddamo kala duwan wacdin iyo muxaadaro ujeedin sida: Sacuudi carabiya, Qadar, Kuweyt, Masar, Isutagga Imaaraadka carabta, Isbeyn, Ingiriiska iyo Jarmalka.