Qeexid

"Wax la yaab leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wacdaro oo kali ah:
  • Wacdaro ayey ka muujiyeen koobkii qaaradaha waxaanay leeyihiin awood weyn, waxay leeyihiin ciyaaryahano da’yar oo fiican, waanay beddeli karaan ciyaaryahanada iyaga oo aan wax dhibaato ahi soo gaadhin.
  • Werwer Aduun Iyo Wacdaro Jacayl, Sheeko Taxane Ah: Waxa Qoray; Cumar Cali Iidle, Q: 6aad.