Qeexid
Geed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cuno. ld wacanri.
Geed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cuno. ld wacanri.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Sheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Waar ku cabbirid.
Qeexid Xigta: Wax waaro ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax jira; war; xog. Tus. “War iyo w. midna uma hayo”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-ryay, -riday; -ryi) Wax ruxid ama jiljilid (gilgilid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld wacaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: War cusub tebin. ld weri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof dhibaato jir u geysasho. Tus. “Caasho wiilkii bay wanqaartay”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Wiil aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Marka biyaha badda dib berriga uga noqdaan. ld caarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: /2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Biyaha badda, berriga dib uga noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax wanaagsan ahaansho.
Qeexid Xigta: Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.dh) Gabar aan meher xalaal ah ku dhalan. ld wecel2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ballan adag oo la galo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld waariko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld waalid1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Samaan; wanaag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg waari2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Socod aayar ah oo lugaha la kala fogeeyo cudur dartii socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld walwali.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld waarid2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]