Qeexid

"Wax jira; war; xog. Tus. “War iyo w. midna uma hayo”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wacaal oo kali ah:
  • Dhegaystayaashayada dhegaha yuub-yuubanow eegga ku soo durka war iyo wacaal wixii caro-edeg naga soo gaadhay oo aanu damacsanahay inaanu si xarago leh idiin huluuqsiino, waxaana maalinkan maanta ah idinku bakiisi doono weriye Dhako maydhax.
  • Laakiin Biixi markii uu inmuddo ah wax war iyo wacaal ah ka waayey ayuu markii dambe go’aansaday inuu fariin meel uun u mariyo oo uu yidhaahdo “Gacaliso maxaa ku helay waan ku raagsadaye”.