Qeexid

"Saabley; feero; uur; wadne."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wab oo kali ah:
  • Daanta galbeed, waxaa bariga kaga xiga Wabiga Urdun, dhinaca woqooyiga iyo galbeedka iyo koonfurtaba waxaa kaga dhagan xariiqanta Cagaaran oo yahuuda sameesay sanadka marka oo ahaa 1949kii, waa marka oo dhamaaday, dagaalkii carabta iyo yahuuda 1948ii.
  • Wararka): Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhintay qaar kale oo intaa ka badana waa la la’yahay ka dib markii ay dooni rakaab siday ku qaraqantay halka ay ku kulmaan wabiga Maafa iyo Harada Biisu oo ku yaalla W/galbeed ee dalka Laybeeriya.