Qeexid

"Aqoon ama fikrad la xiriirta shaqo gaar ah taasoo laga helay muddadii dheerayd ee laga shaqaynayay hawshaas."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waayo-aragnimo oo kali ah:
  • “Waxaan ka helay waayo-aragnimo weyn, waxayna igu yeelatay saamayn, weligayna ma ilaawi doono halkaa iyada ah.
  • Haddii ay go’aanka baadilka ah la noqon waayaan waayaan ha ogaadeen in shacabka Soomaaliyeed waayo-aragnimo u leeyihiin sida kacdoon loo sameeeyo.