Qeexid

"ld waaya-arag."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waayo-arag oo kali ah:
  • Guud ahaan marka la eego waayo-aragnimo la’aantii iyo dhaqaale darradii jirtay, doorashada waxa loo maamulay si quman.
  • Intaa kadib, haddii aan waxyar ka idhaahdo isu imaatinkeenna waxa aan mahadnaq u soo jeedinayaa ururka Waayo-arag, qaybaha kala gedisan ee Wasaaradda, Guddoomiyihii hore ee Xidhiidhka, Cabdirisaaq Axmed Aadan oo halkan codkiisii ku bixiyey.