Qeexid

"Waqti hore oo la soo dhaafay."

Qeexid Kale

Arrin; xaal; sah. 4. Dhibaha adduunka; tabaalo.

Qeexid Xigta

Dhacdooyin la soo joogay; wacaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waayo oo kali ah:
  • Figraddan waxba kama jiraan, waana arrin halis ku ah qaranimada iyo dawladnimada dal kasta oo Somaliyeed, waayo waxay horseedaysaa sumad la'aan qaran iyo astaan la' aan dal, waana fawdadii jirijirtey intii u dhaxeysey 1970-1990.
  • "Dhankeena dagaalka waan wadaynaa, inta aan ka gaarayno hadafkeena, waayo dagaal ayaa lagu gaaraan nabad ee nabadu iskama timaado" ayuu mar kale u sheegay warbaahinta Sheekh Aweys.