Qeexid

"Waayeel ahaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waayeelnimo oo kali ah:
  • Daahir wuxuu isku dayi jiray waayeelnimo iyo odaynimo, isaga oo yar.
  • Mahad iyo amaan kale waxaanu u soo jeedinaynaa dhamaan qaybaha kala duwan ee ciidanka amniga Somaliland oo si waayeelnimo ah u sugay nabadii.