Qeexid

"Waaya-aragnimo ahaansho; khibrad. ld waayo-aragnimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waaya-aragnimo oo kali ah:
  • Waxa qormadiisa Hirad u kaashanaya aqoon taariikheed, da’, cilmibaaris, waaya-aragnimo iyo dhulka Soomaalidu degto oo uu nolol ku soo maray.
  • Iyada oo aan lahayn aqoon iyo waaya-aragnimo shaqo oo ay ku hanan karaan hawlaha adag ee u yaalla Laas-caanood.