Qeexid

"W. ah: qof leh aqoon dheeraad ah oo laga kasbado shaqo, dad la dhaqan, farsamo iwm. ld waayo-arag."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waaya-arag oo kali ah:
  • Safiirka Soomaaliyeed ee Cadan fadhiya Maxamed Jaamac (MJ) waa nin isku darsaday aqoon, waaya-aragnimo iyo dad la dhaqan uu ka kasbaday muddadii dheerayd ee uu dibloomaasinimada ku shaqaynayay.
  • Waa kala da’o, waa kala shaqo oo heyado kala duwan ayay ka tirsan yihiin, waa kala waaya-arag, waana kala joog iyo muuqaal; Waxayse ka siman yihiin kacaannimada ku duugan, jibbadoodu si kasta ha ugu sii kala badnaatee.