Qeexid

"W. ah: kali ah, aan cidi wehelin (Ilaah)."

Qeexid Xigta

Mid ama kali.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waaxid oo kali ah:
  • Maxamed Cumar Dalxa,Ra'iisulwasaare ku xigeen ahna Wasiirka Tamarta C/waaxid Cilmi Goonjeex,Wasiirka shaqada Maxamed Nuuraani Bakar,Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir Aweys Sh.
  • Afhayeen u hadlay ciidamada dowlada KMG ah ee Somalia Cabdiwaaxid Maxamed Xuseen ayaa saakay saxafada u xaqiijiyay in ciidamada ay xalay dileen rag ka tirsanaa kooxdii weerarka soo qaaday.