Qeexid

"Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi."

Qeexid Xigta

Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Hasha la qaley waax iga sii”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waax oo kali ah:
  • Wafdigaasi ka socday waaxda socdaalka ee Britain intii ay joogeen Somaliland waxa la sheegay inay la kulmeen madaxweynaha Daahir Rayaale Kaahin, wasiiradda Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha, Dib U dejinta, iyo Warfaafinta.
  • Xukuumadda waaxan leenaha kursigiiyo ganacsigiiba jira.