Qeexid

"(-tyo, m.dh) (fiis.) Summad W. Halbeegga caalamiga (H.C.) ee awoodda, waxana loo qeexaa awood le'eg hal juul halkii seken (Juul/seken)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waat oo kali ah:
  • Waxaa soo baxayey warar sheegayey in qarax lala beegaday markii ay garoonka u soo dhowaatay diyaaradan, walow aysan sheegin dowlada KMG iyo afhayeenka ciidamada AMISOM.
  • Waxaad haysaa todobada "cir" ee culimadeenii ay kutubtooda ku qoreen qarniyo badan ka hor waana sida aan u naqaan Sabca Samawaat.