Qeexid

"Wax ballaaran oo aan ciriiri ahayn ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waasici oo kali ah:
  • Maba uuna sii joogin walaalkay Aniis, jeer uu Eebbe (sw) laabtiisa ku waasiciyay diinta islaamka, wuxuuna igu yidhi "ma nacayo diintaada, annigana dhinacayga waan islaamay oo sidaadoo kale waan rumeeyay."
  • . waxaa la waasiciyay isla markasna lacasriyeyn lagu sameyay adeega SAHAL, iyadoo sidoo kalena lahirgeliyay habraaca (procedures) iyo barnamijyo wax badan ka taraya nidaamka iyo isticmalka adeega SAHAl.