Qeexid

"Sheekada haabeenkii lagu soo jeedo, dhafar; dabjeex."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waari oo kali ah:
  • Xasan Macallin, ayaa ganacsatada u soo jeediyay inay ka koraan jawaanka raashinka ee ay soo waaridayaan oo u leexdaan maalgashiga dalkooda.
  • B/Weyne(AllPuntland)-Dadweyne aad u fara badan oo careysnaa ayaa manta boob xoogan u geystay raashin gargar oo ku rarnaa gawaari waaweyn, raashinkaasi oo hey’adda CARE International ugu deeqday dadka ku sugan magaaladaasi.