Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Qof xafiis, guri iwm ilaaliya; ilaaliye."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waardiye oo kali ah:
  • Dhanka kale, kooxo hubeysan oo watay gaari nooca Mini-bus-ka loo yaqaan ah ee dadweyaha ayaa waxay weerar lama filaan ah ku qaadeen ciidamo waardiye ahaan u joogay halka waddada Taleex ee Degmada Hodan ay kaga daranto Waddada weyn ee Maka-Al-Mukarama.
  • Ninkaas la caydheeyay waxa biilka loo qoray u dheer waardiye guriga loo dhisay u ilaaliya, jaariyad u shaqaysa, baalashle, iyo qashinqaade dhammaantood Oromo ah.