Qeexid

"Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo."

Qeexid Xigta

Warqad maxkamaddu ku oggolaato qof in la xiro ama in wax la baaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waaran oo kali ah:
  • Waarankaa aniga laygu soo qabanaayo Boorama ayaa laga soo gooyey.
  • Wuxuu ka xanaaqay bay tidhi “Samankii (Waarankii) aan u soo jaray ee Maxkamadda, waxaanu diidan yahay in aan dacweeyo oo uu xaqaygii I siiyo.”