Qeexid

"(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waar oo kali ah:
  • Haba qurux badnaatee, maansadoodu ma soo dhaafto xilligii la tiriyey iyo meeshii lagu tiriyey toona, maxaa yeelay waxaa ka maqan dareenkii runta ahaa ee waarin lahaa.
  • Waxa kale oo uu ii sheegay in inta ay Soomaalidu ka fahmayaan nolosha uu dookhiisa xagga heesaha uu ku soo koobay fannaanka magaciisa la yiraahdo Kuusow Kuntuwaaray, oo malaha yarku ay qaraabo ahaayeen!