Qeexid

"Qof wax waano qaatay noqosho."

Qeexid Xigta

Ka w.: wax aad samayn lahayd oo xumaani ku jirto ka noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waantow oo kali ah:
  • Somaliland ka waantowdo, baqa-gelinta shicibka iyo xaalad-abuurka deg-degga ah ee ka muuqata magaalooyinka.
  • Waxaana haboon in saxaaadda qaarkeed ka waantowdo si khaldan wax ku doonka.