Qeexid
Cayaar cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, raggu cayaaro oo labo saf oo iska soo horjeeda, tira isla egna ah, iyadoo jilbajabsan gacmahana lagu cayaaro hees iyo jiibna leh; hellem.
Cayaar cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, raggu cayaaro oo labo saf oo iska soo horjeeda, tira isla egna ah, iyadoo jilbajabsan gacmahana lagu cayaaro hees iyo jiibna leh; hellem.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: Wax waalan noqosho.
Qeexid Xigta: Ka w.: meel cabsi awgeed uga cararid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bahal yar oo jiirka u eg oo dhogor jilicsan cawl ah iyo gafuur dheer leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid.
Qeexid Xigta: Is w.: qof waalan iska dhigid.
Qeexid Kale: Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.w
Qeexid: eeg wax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka w.: nafley meel si ba'an uga caajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Nin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dhantaala ama wax u dhima.
Qeexid Xigta: (-iyo, ml.) Gogol ka samaysan weylo yaryar hargahooda layskuna tolo; weylaalis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Qof waalli hayso ahaansho.
Qeexid Xigta: U w.: cid wax si xad dhaafa ah u jecel ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-diin, m.dh) Laba qof oo wax dhashay waxa ay ilmahooda u yihiin. ld waarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg waal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Is w.: qof waalan iska dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-yo, m.dh) Qaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Maalinta gelinkeeda hore billaawgiisa; subax; arooryo.
Qeexid Xigta: Xilli; waqti; jeer; goor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax helid la'aan.
Qeexid Xigta: La w.: yool aad tooganaysay riddadii. Garab la marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
qr.dd
Qeexid: Qurub lagu muujiyo waxa laga sheego yeelaha weerta. Tus. 'Cali waa yimid';'Ninkanu waa macallinka cusub ee dugsiga'.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
dd (Diirad) - Diirad (focus) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-aayo, m.l) (jool.)Mid ka mid ah qaybaha waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeeya kambiriyanka horreeyaha). Waaga, laf ahaantiisa waxaa loo kala aqoonsanyihiin saddex waa - aaliyo - soyik, mesosoyik iyo saynsoyik, kuwaas oo ku fidsan ilaa 6 (lix) milyan sano ee la soo dhaafay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: ld waldaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhis yar oo la harsado.
Qeexid Xigta: Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.
Qeexid Kale: Hoose birta lagu tumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]