Qeexid

"Cudur kasta oo kartida wax lagu kala garto baabi'iya, dhantaala ama wax u dhima."

Qeexid Xigta

(-iyo, ml.) Gogol ka samaysan weylo yaryar hargahooda layskuna tolo; weylaalis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waalli oo kali ah:
  • Warka meeli ugama bannaana dareen cadho sitaa, aflagaaddo iyo waalli kalena haba haybsan.
  • Waalli hilibkaada ku cunsiisa ayaa jirtee ha la ogaado!