Qeexid

"(-yo, m.dh) Qaalin, dib markii ugu horraysay qooqay; qooqan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waalay oo kali ah:
  • Wuu Dhammaaday Waqtigii La Wal-Waalayay Xoolaha Masaakiinta Waxan Eebe uga baryayaa inuu u fududeeyo xilka ay qaadeen, ee uu dadwaynaha deegaanka Borama u igmaday.waxan leehay Alla ha idinku asturo.
  • Dadka xungurooda waalay sida kooxda Mbegathi, iyo kuwa raacsan, baa muslimiina talogalay inay halaaqmaan, laakin way dhici weyday, ee rag rag ah ayaa Allah us oo bixiyey, ileyn diinta Islaamka Allah leh gaal and dabadhilif toona waxba ma yeelayaan.