Qeexid

"ld wejih."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waajih oo kali ah:
  • Dhinaca Mucaaridka oo aan xubno ugu mitidsanaa wax ka weydiiyay xaaladda dalka Somaliland, kadib geeridii Madaxweyne Cigaal, waxay dhammaantooda ka sinnaayeen oo ay sheegeen in ay nasiib-wanaag tahay haddii aanay dalka iyo dadkaba soo waajihin qalalaase.
  • Tusaale ahaan: cashuurta gaarka ah ee kastamkka (costumes duty) ee ku waajihan qaadku waa 60%, sigaarka, 100% raashinka iyo dawooyinka, 0% ama bilaa Cashuur marka laga reebo cashuurta guud ee ah 5% qiimaha badeecadda.