Qeexid

"W. ah: cabbir, qiyaas miisaan iwm aan wax ka dhinayn ee weliba buro weheliso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waafi oo kali ah:
  • Jawaabtii bay ahayde wuxuu ku yidhi “ waxaan filayaa inaad jawaabtii oo waafiya ii siddo?”
  • Waa buug, sida uu qiray abwaankii Soomaaliyeed ee caanka ahaa, Allaha u naxariiste Xasan Shiikh Muumin: “si waafi ah loogu lafa guray waaxyaha faraha badan iyo qaybaha ay u kala qaybsan tahay” suugaanta Soomaaliyeed.