Qeexid

"Laba arrimood oo kala duwan is haleeshiin. Tus. “Labadaas arrimood is waafaji.”"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waafaji oo kali ah:
  • Madaxweyne Faroole ayaa khudbadiisii ku soo gabogabeeyey Duco: "ILAAHAY towfiiqda ha ina waafajiyo Nabadeena ILAAHAY ha inoo quweeyo wixii inaga xasad inagu ah ama col inagu ah ILAAHAY ha inaga qabto inaga nin-na kuma ahinee.
  • Guddoomiyaha maamulka islaamiga sheekh mahad ayaa waxaa uu ka sheegey kulanka in cidii ku xadgudubta heshiiskaasi ay waafajin doonaan shareecada islaamka waxaa ay ka qabto.