Qeexid

"(-iyo, m.dh) Tog engegan oo kolka roob da'o kaliya biyo qaadaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waadi oo kali ah:
  • Sidaa darteed waxa halkaa ka muuqata in xadhiga wiilashan iyo kuwo kale oo qayrkood ah aan loo marin sidii qaynuunku jideeyey, isla markaana la waasiiyey cadaaladii iyo xuquuqdii ay muwaadin ahaan mudnaayeen.
  • Ciidamada Qalabka Sida iyo Shaqaalaha dowladdii hore waa muwaadiniin dalka xaq ku leh, waa waayo-arag mudan in lala tashado oo aqoontooda laga faa’iidaysto.