Qeexid

"ld waabbari."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waaberi oo kali ah:
  • Waa aroor hore, waaberigii subaxnimadii ay taariikhdu ahayd 19-kii bishan June 2002. goobtu waa xaafad ku taal degaanka koonfur-galbeed ee magaalada Hargeysa.
  • Hoobiyeyaasha ayaa la sheegay in laba ka mid ah ay ku dhaceen guryo ku yaalla xaafadda Afasiyooni ee Degmada Waaberi; iyadoo midkii kalena uu ku dhacay meel cidlo ah oo ku dhow garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.