Qeexid

"Kolka waagu dillaaco; arooryo; oog. ld waabberi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waabari oo kali ah:
  • Sanadkaan 2009 Waxa uu isku soo taagay jagada Madaxweynaha waxaana uu ugu danbeyn saaka waabarigii ku guuleystay inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya markii uu tartan doorasho uu ka dhacay dalka Jabuuti.
  • Ciidamada oo is garabsanaya ayaa waabarigii saaka waxay gudaha u galeen gudaha suuqa bakaaraha, halkaasoo inta badan aheyd meelaha ugu badan ee ka dhacaan weerarada iyo dagaalada lagala soo horjeedo Ciidamada Dowladda.