Qeexid

"Dhis yar oo la harsado."

Qeexid Kale

Hoose birta lagu tumo.

Qeexid Xigta

Dhis dadka buka la jiifiyo ama lagu daweeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waab oo kali ah:
  • Qodobada kale ee madaxweyne Rayaale sheegay in uu dib ugula noqonayo, lama sheegin xili loo balamay oo uu jawaab cad ka soo saarayo, markuu la tashado golihiisa xukuumadda.
  • “Hadii adduunka oo dhami isu yimaado sidaa aynu goosanay ayeynu ku adkaysanaynaa sow ma aha”ayuu maayarku kor ugu dhawaaqay, waxayna dadkii hoos tubnaa ugu jawaabeen “Haa”.