Qeexid
Naasley aan uurkeeda ilmo ku jirin.
Naasley aan uurkeeda ilmo ku jirin.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Qof aan cidna xumaan qalbiga ugu hayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Qof uurfiyow ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Inta u dhaxaysa bogga miskaha iyo laba kelliyood waxa ku jira: beerka, caloosha, xiidmaha iwm.
Qeexid Xigta: Ilma galeenka cunuggu ku jira kolka uu dusha ka muuqdo oo calool weyn u ekaado.
Qeexid Kale: Laabta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]