Qeexid

"Uur u yeelid (siiba naag aan la qabin)."

Qeexid Xigta

Uuro kicin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uuree oo kali ah:
  • Tan kale waxay abuureen soo celinta waddaniyaaddii oo waxay muujiyeen inaysan xuduud lahayn oo waxay gaari kareen meelo intaas ka sii fog haddii si caqli ah loo maareeyn lahaa halgankooda iyo hawlgallooda.
  • Tusaale ahaan dhalinyaradii uu mawqifkoodu ahaa "Wax baan baranay, mustaqbal wanaagsan baanu dalkayaga hooyo u noqon doonaa" ayaa inta ay shicibkii dhexyimaadeen qalalaase ka dhex-abuureen.