Qeexid

"Wax kastoo Alle uumay."

Qeexid Xigta

Uumi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uun oo kali ah:
  • Mar hadii ay saas ula socdeen xanuunka Soomaali hayana, wxaa la malaynayay, in tilaabada labaad ay noqonayso sidii Soomaliya loo gu heli lahaa Balaayiin Lacag ah soo celin kara nabadgalaydii iyo shaqadii hay’adihii dowlada.
  • Beer Gadiid waxaa degi jiray laf ka mid ah xawaadle wuxuuna ahaa odey magaciisa gadiid waxuuna degi jiray halkaa isaga ayaana loogu magacdaray wuxuuna ku firay wadanka kenya gaar ahaan gobolka soomaalida degto.