Qeexid

eeg uulee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uulayn oo kali ah:
  • Anaga oo ka duulayna taas, waxaanu shaqaalaynaynaa 1,500 oo macalin oo ka dhigaya dugsiyada hoose dhexe.
  • Inagoo taa ka duulayna bal aynu inyar indhaha ku nasino wuxuu Axned Siilaanyo ka yidhi arrintaas.